Taxi, bajaaj, mooto delivery, cunto iyo hilib — hal riix. Darawalka kuu dhow ayaa daqiiqado gudahood kuu imanaya, lacagtana waxaa xisaabiya mitir daacad ah.
Dooro adeegga — khariidadda ayaa kuu muujinaysa gaadiidka kuu dhow iyo waqtiga ay kuu imanayaan.
Dhammaantood waa la rakibi karaa sida app caadi ah (Android, iPhone, kombiyuutar) — fur, kadibna "Ku rakib".
Macmiilka: dalbo taxi, bajaaj, mooto delivery, cunto iyo hilib; la soco darawalka; SOS; dalabyadaada.
Fur app-ka →Darawalka: online gal, dalabyo, mitirka KM, biilka, wallet, isbaarooyinka iyo warbixinnada jidka.
Fur app-ka →Maqaayadaha iyo hilibleyda: dalabyada la bixiyay, "Diyaar", kayd, qiimo dhimis, alaab cusub.
Fur app-ka →Maamulka: khariidad live, dalabyo, call center, darawallo, gaadiid, lacag, wada-hadal, nidaamka.
Fur app-ka →Dalabkaaga koowaad hal daqiiqo ayuu qaadanayaa.